By - mahmud_
Geesinimo iyo karti waa taa. Qoodh qoodh dhalay. Doqontii Soomaaliyeed waa kaa ninku wada sasabtay, oo laabta u salaaxay, isagoon gabin tixda iyo dheellitirka qaafiyadda. Allow ku dhowr awoowe! Hiil buu kaa helay maanta iyo halyeey, tunka Ciidagale iyo geeshka Habar Yoonis. Nimaan loo gabban!
Ninkani halkuu ka dhacay baryahan?
Waxaa iigu dambeysay Hargaysa COVIDka ka hor. Waa nin aad iigu culus.
Waa gabayaa assal ah laakiin muuqaalkiisaa inagu yar. Waxan rajaynayaa in uu wax weyn soo wado